Mucaaradka Dowlada oo Fursad Dahabi ah u arka Weerarkii lagu qaaday Guriga Senator Qeybdiid

Xildhibaano iyo siyaasiyiin Mucaarad ah ayaa fursad siyaasadeed oo ay dowlada ku dhaleeceeyaan u arkay weerarkii sabtidii ciidamo ka tirsan dowlada Somalia ku qaadeen hoyga Senator Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid). Xubnahan oo tiradooda aysan tobaneeyo ka badneyn ayaa si weyn ugu farxay weerarkan iyagoo u arkay fursad dahabi ah oo cirka uga soo dhacday, waxayna … Continue reading Mucaaradka Dowlada oo Fursad Dahabi ah u arka Weerarkii lagu qaaday Guriga Senator Qeybdiid